News




Muxaadaro: Hab-maamulka Maaliyadda Dowladda

Mon, Aug 26, 2024 | 11:07 am


Wasiir hore, Cali Xaaji Warsame, ahna Agaasimaha Machadka HIIL INSTITUTE oo marti ku ah The Daily Somalia Talks ayaa soo jeediyey muxaadaro ku saabsan Han-maamulka Maaliyadda Dowladda, 25 Agoosto 2024 @ DreamPoint Hotel, Garoowe, Puntland, Soomaaliya

#TheDailySomaliaTalks