News




Kulanka Qaar ka mid ah Dhallinyarada Gobolka Mudug & Siyaasi Cali Xaaji Warsame

Sat, Jun 28, 2025 | 6:27 pm


Waxaan shalay oo jimce aheyd 27 Juun 2025 la kulmey qaar ka mid ah dhallinyarada magaaladda Gaalkacyo oo aan ka wadahadalney horumarinta magaaladda, ka shaqeynta amniga iyo wadajirka bulshada, gaar ahaan doorka dhallinyarada iyo garab-istaaga dadaalada nabadda ee degmada iyo gobolka.
Dhallinyaradu waa laf-dhabarta bulshada, waana xoog door muhiim ah ka geysan kara dadaaladda nabadda iyo horumarinta.
Dhallinyarooy guuleysta