News




Masjidka Ramadaan iyo Khudbada Jimcaha kadib

Sat, Jun 28, 2025

“Hadii aad qof dhiig galay guriga soo gashato waxaad ogaataa qofka ugu horeeya ee ku halaagsamaya waa adi “ Siyaasi Cali Xaaji Warsame, Masjidka Ramadaan, Gaalkacyo  





Kulanka Qaar ka mid ah Dhallinyarada Gobolka Mudug & Siyaasi Cali Xaaji Warsame

Sat, Jun 28, 2025

Waxaan shalay oo jimce aheyd 27 Juun 2025 la kulmey qaar ka mid ah dhallinyarada magaaladda Gaalkacyo oo aan ka wadahadalney horumarinta magaaladda, ka shaqeynta amniga iyo wadajirka bulshada, gaar ahaan doorka dhallinyarada iyo garab-istaaga dadaalada nabadda ee degmada iyo gobolka. Dhallinyaradu waa laf-dhabarta bulshada, waana xoog door muhiim ah ka geysan kara dadaaladda nabadda […]





Outlook of Somalia Economy: Opportunities & Challenges

Sat, May 24, 2025

The #MAY #FAKARAAN forum in #Garowe has invited me to their 7th session to present an interactive session titled “#Outlook of #Somalia #Economy: #Opportunities and #Challenges”. The guest speaker is: Ali Haji Warsame, MBA MA CPA CGMA Executive Director of the #Hiil #Institute. https://www.facebook.com/share/v/1Gvitg91zu/? #mayfakaraan #kulankii_7aad





Lecture on Public Finance and Budgeting Management to the business and public management students at Frontier University in Garowe, Puntland, Somalia.

Tue, Mar 11, 2025

On behalf of the #Hiil #Institute, I delivered a lecture on #Public #Finance and #Budgeting #Management to the business and public management students at #Frontier #University in #Garowe, #Puntland, #Somalia. I would like to extend my special thanks to the management and students of the university for their warm welcome and participation. It was truly […]





AFTI KU SAABSAN DAGAALKA PL EE KA DHANKA AH DAACISH

Sun, Feb 9, 2025

WARGELIN Natiijadii ka soo baxdey afti-qaadkii (survey) ka koobnaa afarta su’aalood waxay noqotey sidatan: 1. Dagaalku heerkee marayaa? 👇 42% waxay yiraahdeen waa dagaal daba-dheer oo u baahan diyaargarow dheer halka 33% ay u coddeeyeen inuu weli marayo marxalad bilow ah (75%) 2. ⁠Mowqifka DFS iyo sidey uga falceliyeen dagaalka? 👇 50% waxay u coddeeyeen […]





2nd Contributor of Hiil Institute

Sat, Dec 7, 2024

Ibrahim Abdirahman Samatar of the UK has become the second person to contribute to Hiil Institute’s activities. The Institute would like to thank him for his generosity and urge all friends of Hiil Institute to follow suit.