Public Lecture about “The Making of a Leader: From Self-Discovery to Social Impact”
Tue, Jul 22, 2025
Meeting with Brilliant Minds 👏🙏 On behalf of Hiil Institute, I am pleased to participate in a public lecture hosted by Tolmô Society and hashtag#SomaliaPdrc in hashtag#Garowe. It was a fantastic platform for exchanging ideas and sharing experiences. Somali youth are incredibly talented when given opportunities. As part of the Tolmô Fellowship, I delivered a […]
Masjidka Ramadaan iyo Khudbada Jimcaha kadib
Sat, Jun 28, 2025
“Hadii aad qof dhiig galay guriga soo gashato waxaad ogaataa qofka ugu horeeya ee ku halaagsamaya waa adi “ Siyaasi Cali Xaaji Warsame, Masjidka Ramadaan, Gaalkacyo
Kulanka Qaar ka mid ah Dhallinyarada Gobolka Mudug & Siyaasi Cali Xaaji Warsame
Sat, Jun 28, 2025
Waxaan shalay oo jimce aheyd 27 Juun 2025 la kulmey qaar ka mid ah dhallinyarada magaaladda Gaalkacyo oo aan ka wadahadalney horumarinta magaaladda, ka shaqeynta amniga iyo wadajirka bulshada, gaar ahaan doorka dhallinyarada iyo garab-istaaga dadaalada nabadda ee degmada iyo gobolka. Dhallinyaradu waa laf-dhabarta bulshada, waana xoog door muhiim ah ka geysan kara dadaaladda nabadda […]
Outlook of Somalia Economy: Opportunities & Challenges
Sat, May 24, 2025
The #MAY #FAKARAAN forum in #Garowe has invited me to their 7th session to present an interactive session titled “#Outlook of #Somalia #Economy: #Opportunities and #Challenges”. The guest speaker is: Ali Haji Warsame, MBA MA CPA CGMA Executive Director of the #Hiil #Institute. https://www.facebook.com/share/v/1Gvitg91zu/? #mayfakaraan #kulankii_7aad
Lecture on Public Finance and Budgeting Management to the business and public management students at Frontier University in Garowe, Puntland, Somalia.
Tue, Mar 11, 2025
On behalf of the #Hiil #Institute, I delivered a lecture on #Public #Finance and #Budgeting #Management to the business and public management students at #Frontier #University in #Garowe, #Puntland, #Somalia. I would like to extend my special thanks to the management and students of the university for their warm welcome and participation. It was truly […]
AFTI KU SAABSAN DAGAALKA PL EE KA DHANKA AH DAACISH
Sun, Feb 9, 2025
WARGELIN Natiijadii ka soo baxdey afti-qaadkii (survey) ka koobnaa afarta su’aalood waxay noqotey sidatan: 1. Dagaalku heerkee marayaa? 👇 42% waxay yiraahdeen waa dagaal daba-dheer oo u baahan diyaargarow dheer halka 33% ay u coddeeyeen inuu weli marayo marxalad bilow ah (75%) 2. Mowqifka DFS iyo sidey uga falceliyeen dagaalka? 👇 50% waxay u coddeeyeen […]
